Daawo sawirrada Kullan ay wafdigii Barlamanka Puntland la yeeshay Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka dalka Nigeria.

24 Jan 2018 (Puntlandes) Wafdi ballaaran oo ka socda Baarlamaanka dawladda Puntland uuna hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Axmed Cali Xaashi oo maalmahan booqasho shaqo ku joogay caasimada Dalka Nigeria ee Abuja ayaa maanta la kullan si heer sare ah loo agaasimay la yeeshay yeeshay Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka dalka Nigeria.

Kullanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka labada Baarlamaan iyo sidii ay u wada shaqayn lahaayeen.

Daawo sawirrada

22

22a

22a1

22a2
Puntlandes.com

About The Author