Sawirro: Waftiga Gudoomiyaha Barlamanka Puntland oo Maanta Qada sharafeed loogu sameeyey Xarunta labada Aqal ee Barlamanka Nigeria

24 Jan 2018 (Puntlandes)Waftiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa Maanta Qada sharafeed (Business lunch) loogu sameeyey Xarunta labada Aqal ee Baarlamaanka Nigeria.
Qadada ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka (The General Clerk), Kuxigeenkiisa (Deputy Clerk) Agaasime waaxeedyada Labada Aqal iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Shaqaalaha labada Aqal iyo Machadka Nills.
Mid ka mid ah Agaasime waaxeedyada Golaha Shacabka ayaa Gudoomiyaha ku wareejiyey buugaag badan oo uu qoray oo ka hadlaysa Xeer-dajinta iyo Maamulka Baarlamaanada.

Ku-xigeenka Xoghayaha guud iyo Agaasime waaxeedyada ayaa iyaguna warbixin buuxda waftiga ka siiyey Qeybta Maamulka ee Labada aqal oo runtii uusan baarlamaan shaqadiisa gudan karin shaqaale xirfadlayaal ah la’aantood.

Daawo sawirrada
1

2

3

4

5

6

7

8

17

9

10

11

12

13

14

15

16
Puntlandes.com

About The Author