Sawirro: Wafdigii Barlamanka Puntland & Gudoomiyaha Golaha Shacabka Nigeria RT Hon Yakubu Gogara oo kulmay

25 Jan 2018 (Puntlandes) Gudddoomiyaha Baarlamaanka dawladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka NIgeria, ayaa maanta kullan la yeeshay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Nigeria RT Hon Yakubu Gogara.
Kullanka ayaa waxaa warbixin kooban ka jeedisay Agaasimaha Machadka NILS Dr’s Hamalai, iyadoo ka warbixisay waftiga Puntland ee Maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Abuja ee dalka Nigeria.
Sidoo kale Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa ka warbixiyey Xaaladda Soomaaliya iyo soo celinta Xiriirkii soo jireenka ahaa ee ay lahaan jireen dalalka Nigeria iyo Soomaaliya.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Nigeria Hon Yakubu Dogara ayaa waftiga aad usoo dhaweeyey, isagoo balan qaaday inuu wixii tabartooda la qabanayaan guud ahaan Soomaaliya iyo gaar ahaan Puntland.

Daawo sawirrad
16

16a

16a1

16a2

16a3

16a4

16a5

16a6

16a7
Puntlandes.com

About The Author