Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya shir madaxeedka Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya

27 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gelinka dambe ee maanta u socdaalaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu uga qeyb galayo shir madaxeedka Midowga Afrika oo dhamaadka bishan ka dhacaya magaalada Addis Ababa.

34e9a

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka qeyb geli doono shir gaar ah oo ay leeyihiin Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayo arrimaha Koofurta Sudan.

 

Puntlandes.com

About The Author