Sawirro: Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoloojiyadda DFS & Wasiiru Dawladaha Wasaaradda Isgaarsiinta oo garowe oo gaaray
27 Jan 2018 (Puntlandes) Waxaa maanta booqasho shaqo ku yimid caasimadda Puntland ee Garowe Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoloojiyadda Dawladda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Casnshuur iyo Wasiiru Dawladaha Wasaaradda Isgaarsiinta Mudane Cabdullahi Bille.
Wafida wasiirka ayaa waxaa Garoonka kusoo dhaweeyey madax ka socota dawladda Puntland oo uu hogaaminyey Wasiirka warfaafinta & Isgaarsiinta dawladda Puntland.