sawirro: Madaxweynaha JFS oo Shirka 30aad ee Midowga Afrika kaga qayb galaya magaalada Adis Ababa
28 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha JFS mudane Maxamed cabdullaahi farmaajo ayaa ka qayb galaya shir madaxeedkii 30aad ee Caadiga ahaa ee Midowga Afrika oo maanta ka furmay magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynaha ayaa kulamo gaar gaar ah la yeelanaya qaar kamid ah madaxda caalamka ee Shirkaasi isugu timid.
Puntlandes.com