Dhagayso: Somaliland oo DFS Kala Hadashay Wadahadalladii & Colaadda Tukaraq ay SL ka wado
01 Feb 2018 (Puntlandes) Wasiirka arimaha dibada Soomaaliland Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo ay ku kulmeen magaalada Addis Ababa ay ka wada hadleen sidii dib loogu bilaabi lahaa wadahadalladdii hakadka galay ee labada dhinac iyo xisadda ka taagan Tukarraq.
Dhagayso waraysi ay VOA la yeelatay wasiirka
Puntlandes.com