DAAWO VIDEO: Doodii Fagaaraha oo looga dooday Awood Qaybsiga iyo Nidaamka Federaalka

Dooddii 14-aad ee Fagaaraha ayaa xalay lagu qabtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, waxaana lagu falanqeeyay sida Hab Qeybsiga Awoodda dalka, Nidaamka Federalka iyo Dastuurka Federaalka, Doorashada la filayo ee 2016 iyo qodobo kale oo ka turjumaya xaaladda dalka ee maanta.

Waxay dooddan dhex martay Maxamed Cabdi Maxamed, Faysal Rooble oo ka tirsan maamulka magaaladda Los Angeles, Dr. C/llaahi Cusmaan.

Daawo dooda

Puntlandes.com

About The Author