Daawo Video: Shacabka Puntland waa hadleen RW la eryaye aaway dawladoodii?

Qaar ka mid ah Shacabka ku nool magalada Bosaso oo Puntland Tv makaroofanka la dhexmaray ayaa ka hadlay aragtidooda ku aadan go’aankii uu maalmo ka hor Baarlamaanka Soomaaliya ku eryaya Ra’iisul Wasaarihii labaad ee Dowladda Soomaaliya, taasoo shaki badan galiyay in 2016- la qabto doorasho dadwayne.

Waxaa lala yaaban yahay sababta uu madaxweyne Gaas uga aamusan yahay? Ma waxaaba run ah in uu raajicinayo in RW ay Dam Jadiid u magacawdo? Mise kumama dhaco in uu jhadal ku soceliyo faarax iyo Dam Jadiidkiisa?

Daawo Videoga

Puntlandes.com

About The Author