Madaxweyne Gaas oo Dugsogii Tababarka Boliiska ee Carmo na Quful saaray mid kalena Gardho ka Furay

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas ayaa maanta tababar uga Furay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar Ciidamo reer Karkaar ah Dugsi loogu yeeray Dugsiga Tababarka Ciidamada Booliska Qaybahooda kala duwan. Waxaa Xusin mudan in uu jiro Dusigii ama Akademiyadii Booliiska ee magaalada Carmo.kaasoo ay caan ku ahayd Puntland laguna Tababari jiray Xataa Booliiska Federaalka.

 

Madaxweyne Gaas waxaa uu ka doorbiday in uu boorka ka jafo Dgsigii Carmo in uu Xididki Ciimado Beeleedna u Qoro lagu Magacaabo ciidanka Birmadka uuna u Tiimbareeyo in Qardho laga Furay Dugsi lagu tababaro ciidamada Booliiska Puntland. Hlka loogu yeeray Dugsiga lagu Tababaro Ciidanka Booliiska waa Xeradii Ciidamadu ay hore u lahaayeen.

Wataa Cadaaladii lagá sugayey madaxweyne Dr Gaas, waa kaas Isbedelkii uu u xuubsiibtay xidid iyo Xigaalo.

Hoos Ka Daawo Sawiro
10104

10103

10102

10101

10100

1099

Puntlandes.com

 

About The Author