Akhriso Heshiis Laga Gaarey Colaaddii Cagaare & Qoriley (Sawirro)
15 Feb 2018 (Puntlandes) Deegaanka Maygaagle ayaa waxaa lagu soo afmeeray shir nabadeed u dhexeeyey beelo ood wadaag ah oo muddooyinkii ugu dambeeyey ku dagaalamyey deegaamo hoosyimaada gobolada Sool iyo Nugaal ee Puntland.
Shirweynahaan nabadaynta ah oo u dhexeeyey beelaha Bahararsame iyo Cumar Maxamuud ayaa ahaa mid labada dhinac si rasmi ah isu hor fariisteen waxaana ay siweyn uga wada xaajoodeen sidii looga gudbilahaa colaadda soo noq noqotay.
Qodobada lagu heshiiyey ayaa waxaa ka mid ah:
1-In labada dhinac ay nabadda wada qaataan
2-In muddo saddex sano ah magta ah lagu bixiyo
3-In sanadka ugu horeeya labixiyo 33
4-Sanadka labaad waxaa la bixinayaa geela lacagta ah ama la qiimeeyey
5-Sanadka ugu dambeeyana la bixiyo inta dhiman.
Hoos ka akhriso qodobada heshiiska