Dhagayso: Qaabka uu u ekaanayo Garoonka Diyaaradaha Bosaso

Maareeyaha Airporka Diyaaradaha Bosaso Bashiir Muuse Cabdiraxmaan ayaa ka warbixiyay sida uu u ekaandoono Muuqaalka Garoonka Diyaaradaha Bosaso,kaasi oo dhismihiisa uu totobaadkii hore xariga ka jaray Madaxweynaha Puntland Dr Gaas.

Maareeyaha ayaa sheegay in qorshaha dhisuha ee Dhabaha Diyaaradu ay ku orodo uu markii hore ahaa in laga dhigo 2650-m,hasa yeeshe dadaal uu sameeyay Madaxweynaha Puntland  Dr Gaas ay horseeday in laga dhigo 3400-Mitir.

Wuxuu kaloo Maareeyahu sheegay in ay Diyaaradaha Bosaso u socda ay sidii caadiga ahayd kasoo degikaraan Halkii hore ay ku soo degi jireen.

 

Dhagayso qaybta 1aad


Dhagayso qaybta 2aad


puntlndes.com

About The Author