Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay arimaha, Amniga Dalka, Habka Hubinta Badeecadaha, Ilaalinta Gaadiidka Dawladda gaar ahaan Gaadiidka G D ah.
Puntlandes.com
About The Author