Akhriso Baarlamaanka Somaliland oo taageeray heshiiskii Dekadda Berbera ee Dowladda Ethopia, Somaliland & Shirkadda DP World
13 Marso 2018 (Puntlandes) Baarlamaanka Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay ayaa taageeray heshiiskii Dekadda Berbera ee ay wada saxiixdeen Dowladda Ethopia, Somaliland iyo Shirkadda DP World.
Baarlamaanka Maamulkaas ayaa canbaareeyeen xeerkii ay shalay soo saareen Xildhibaanadda Golaha shacabka Baarlamaanka faderaalka Soomaliya ee lagu joojiyay heshiiskaas.
Akhriso go’aanka Baarlamaanka Somaliland