Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Kicinta Dakhliga Dawladda iyo Wada-shaqeynta Dawladda iyo Ha’addaha Caalamiga ah.
Puntlandes.com
About The Author