Madaxweynaha JFS oo hakiyay Kulankii Golaha Shacabka ee maanta
31 Marso 2018 (Puntlandes) Waxaa la hakiyay kulankii mudanayaasha Golaha Shacabka ee loo ballansanaa maanta,kadib soo jeedin ka timid madaxweynaah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Maanta oo Sabti ayaa waxaa lagu waday in xildhibaanada Golaha Shacabka ay kulan ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka,balse uu kulankaasi gebi ahaanba la hakiyay kadib soo jeedintaasi oo ka timid Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Puntlandes.com