Sawirro: Xildhibaano 100 gaaraya oo kasoo horjeeda motionka Jawaari oo ku shirsaya Mogadishu Guest House
02 April 2018 (Puntlandes) Xildhibaanada taageersan Guddoomiye Jawaari ee la magac baxay Guddiga Badbaadada Baarlamaanka ayaa kulan waxa uu hada uga socdaa Mogadishu Guest House.
Shirkan oo ah mid ay Xildhibaanadu uga arinsanayaan Mooshinkii Jawaari arimihii u dambeeyey ee ku soo kordha, Mooshinka ay gadaal ka riixayso Xukuumadda Xasan Cali Khayre uuna diiday inuu ka tanaadsulo.
la soco wixii warar ee ku soo kordha.
Puntlandes.com