Akhriso shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo laga soo saaray in Somaliland haysan doonin dhul Puntland leedahay
Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Xaaladda ka Taagan Magaalada Muqdisho, Dastuurka Dawladda Federaalka iyo Baahinta Wax-qabadka Dawladda.
Puntlandes.com