Akhriso Khubadda Jawaari oo si rasmi ah is casilaadiisa ugu gudbiyey Golaha Shacabka
12 April 2018 (Puntlandes) Guddoomiyaha xilka ka degaya ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goor dhow bilaabay khudbadiisa istiqaalada, isagoo ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka.
Jawaari ayaa sheegay in maanta aysan jirin qof ama koox guuleysatay ama laga guuleystay, isagoo ka dhawaajiyay in shacabka Soomaaliyeed ay guuleysteen, iyo sarreynta sharciga.
Hoos ka akhriso khiudbadii Jawaari