Akhriso Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan
13 April 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xilka kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, oo uu bishii September ee sanadkii hore uu xilkan dib ugu soo magacaabay.
Hoos ka akhriso wareegtada
Puntlandes.com