Daawo Video: Masuuliyiin Imaaraaad ah oo ka qayb galay Munaasad loo qabtay Arday dhaysatay IskuulkaBandar Siyaada ee Deeganka Qaw (Sawirro)

18 April 2018 (Puntlandes) Iskuulka Bandar Siyaada ee Deeganka Qaw ayaa waxa uu xalfad sogootin ah u sameeyey Arday waxbarshada hoose ka dhamesatay, waxaana Iskuulka taageera islamarkan gacanta ku haya Dawlada Imaaraatka Carbta.
Munaasbadda ayaa waxana ka qeyb galay xubno ka socday golaha Wasiirada da wladda Puntland , Saraakiil ka soctay Imaaraatka Carabta, Ismo iyo marti sharaf kale oo munasabada lagu casuumay.

Daawo muuqaal

Daawo sawirrada

24a3

24a3a

24a3a1

24a3a2

24a3a3

24a3a4

24a3a5

24a3a6

24a3a7

About The Author