Daawo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland oo ka been sheegay reer Sool yirina 100% Somaliland ayey taageersan yihiin
25 May 2018 (Puntlandes) Wasiirka Gaadhanhiga Somaliland Ciise Axmed Yuusuf oo dhawaan ay Ciidamada difaaca Puntland iyo Shacabka Gobolka Sanaag kasoo cayriyeen inuu Galo magaalada Badhan ee xarunta Gobolka Sanaag si halhaleel ahna uga baxay Hadaftimo oo uu dhuumasho kusoo galay ayaa ku sheegay in shacabka Gobolka Sool taageersan yihiin maamulka Somaliland.
Wasiirka oo iska indho tiraya wixii kasoo qabsaday markii dadkiisa loo uu Muuse Biixi u diray doonayana inuu raali ge liyo Muuse ayaa ka been sheegay shacabka sharafta badan ee Gobolka Sool ee uu maamulka Somaliland xooga ku haysto, isagoo ku tilmaamay inay ku joogaan taageerada shacabka gobolka.
Daawo muuqaalka wasiir ka
Puntlandes.com