Daawo Video: Mudaharaad Balaaran oo lagu taageerayo Puntland loogana so horjedo colaada Somaliland oo ka dhacay Dhahar
26 May 2018 (Puntlandes) Waxaa ka dhacay magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Hayland Mudaharaad Balaaran oo lagu taageerayo Ciidanka Difaaca Puntland ee guulaha ka keenay dagaalka ay kula jiraan maamulka Somaliland.
Mudaharaadka ayaa waxaana loogana horjeeday gardarada iyo colaada uu maamulka Somaliland ka wado gobolka Sool, gaar ahaan dagaalka uu ka wado Tukaraq.
Shacabka Dhahar ayaa ku dhawaaqayey “Dooni mayno Somaliland, waanu taageeraynaa Ciidanka Puntland”, iyagoo ugu baaqay Madaxweynaha Somaliland inuu Ciidamadiisa kala baxo Tukaraq gay stana xuduudiisa Labiyadda.
Daawo muuqaalka
Puntlandes.com