Daawo Muse Bixi oo si qar iska xoor nimo ah ugu eedeeyey dagaal G Sool DFS diidayna inuu la hadlo Puntland
26 May 2018 (Puntlandes) Madaxweyne Muuse Biixi oo diiday inuu nabad qaato, wuxuuna taas bedelkeed qaatay daadinta dhiiga sidii caadada u ahayd.
Muuse Biixi wuxuu caado u leeyahay daadinta dhiig Soomaaliyeed in uu shiddo iyo fidno ka shaq eeyo waxayna ayaan darro u tahay shacabka sharafta badan ee Somaliland ee nasiib daradu ku dhacday oo ninkaa s maanta hogaankooda hayo.
Bal beenta iyo khiyaaliga uu Naftiisa iyo shacabkiisa ku qancinayo Somalidu ha aragto.
Muuse oo sidii caadada u ahayd is indhotiraya ayaa Dowlada Fadaralku ku eedeeyey mar kale inay dagaalka Sool wado oo aysan dawladda Puntland wax shuqul ah ku lahayn.
Daawo muuqaalka Muuse Biixi
Puntlandes.com