Daawo Shacabka Buuhoodle oo dhigay banaanbax ay uga horjeedaan Somaliland kuna taageerayaan Puntland

26 May 2018 (Puntlandes)  Shacabka magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn ayaa dhigay maanta banaanbax aad u ballaaran oo ay uga horjeedaan maamulka Somaliland kuna taageerayaan Puntland.
34c1

Mid ka mid ah waxgadkii Banaanbaxa ka hadlay ayaa sheegay in Muuse Askari uu ahaa Askarina uusan aqoon waxaan dad dilid ahayn isagoo ugu baaqay shacabka reer Somaliland inay ka fiirsadaan xilka ay ku aamineen Muuse Biixi maadaama uusan ahayn nin ka bixi kara.

Dhamaan dadkii kala duwanaa ee ka hadlay Banaanbaxa ayaa dhamaantood waxay cod dheer ku sheegeen in xuduudda Puntland tahay Labiyadda.

Ugu dabmabyntii waxay dadkii hadlay ka sinaayeen u ducaynta iyo taageerida Ciidanka Difaaca Puntland oo ku hawlan dib u xoraynta Gobolka Sool oo ay xoog ku haysato Somaliland.

Daawo muuqaalka banaanbaxa

Puntlandes.com

About The Author