Gudoomiyaha Taleex,”Majiraan Ciidamo Ka Goostay Ciidanka Dowladda Puntland”
27 May 2018 (Puntlandes) Maamulka Somaliland ayaa si dacaayad abuur ah waxa uu sheegay in Ciidamo kasoo goostay lagu soo dhaweeyey Degmada Taleex, laakiin waxay kuuqaalka ku duubeen deegaan miyi ah oo katirsan gobolka Sool halkaas oo ay ku soo bandhigeen ciidamo tobaneeyo ah oo ay ku sheegeen inay horay uga mid ahaayeen ciidamada dowladda Puntland.
Warkaas been abuurka ah ayaa waxaa beeniyey gudoomiyaha degmada Taleex ee gobolka Sool oo sheegay in degmada aysan tegin Somaliland aysana ku soo bandhigin wax ciidamo ah oo ka soo goostay Puntland.
Dhagayso waraysiga
Puntlandes.com