Akhriso Dawladda Puntland War-saxaafadeed Kasoo Saartey Xaalada Tukaraq

27 May 2018 (Puntlandes) Dawladda Puntland waxay Warsaxaafadeedka ku sheegtay in aan dowlada Federalka bixin Karin Dhulka dastuuriga ah ee Puntland, isagoo Muuse Biixi door bidayo in uu kala hadlo dowlada Federalka ah dhulka Puntland.

33a1

Dawladda Puntland ayaa waxay Madaxwaynaha Somaliland ku eedaysay inuu yahay dagaal ooge mudo 40sano ah colaad ku hawlanaa, isla markaana uu hada hurinayo colaad hor leh .

Dhanka kale waxay dawladda Puntland cadaysay inaysan dowlada Federaalka Soomaaliya qayb ka ahayn Ciidanka difaaca Puntland oo ay Somaliland waji gabax kala kulantay, isla markaasna aysan bixin karin dhul Puntland.

34c8

34c8a
Puntlandes.com

About The Author