Daawo Video:Sir Laga Duubay Wasiir S/land oo Caynaya Beesha Dhulbahante”waanu Kala Jabiney Farax Garaad Iyo Maxamed Garaad”
27 May 2018 (Puntlandes) Wasiirka arimaha Gudaha Soomaliland Maxamed Kaahin oo laga Duubay Cod Sir Ah isagoo beeshiisa kala Dar Daaramaya dagaalka Sool ayaa waxaa uu ku tilmaamay Beesha Jamac Siyaasad inay Hada dagaalka lagu laayey isagoo caayey Caaqilkooda guud.
Maxamed Kaahin ayaa wuxuu Sheegay inay ku Dadaaleen kala fur furaan maxamud Garaad Iyo farax Garaad.
Codkani Sirta ee wasiirka Maamulka Soomaliland Ayaa Cadaynaya Inuu dagaalka Soomaliland yahay dagaal Si Gaar Beesha Dhulbahante Beesha Isaaq Ugu Soo duuleen.
Daawo ama dhagayso codka sirta ah
Puntlandes.com