Daawo Madaxweyne Gaas oo u safray Baydhabo oo uu kaga qayb galayo shir muhiim ah
03 June 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha da wladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhawayd u safray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu kaga qayb galayo shir muhiim ah oo ay yeelanayaan Madaxda DFS iyo kuwa dawlad Goboleedyada dalka.
Madaxweyne Dr Gaas ayaa magaalada Baydhabo kaga qeyb gali doona Shirka golaha amniga Qaranka oo lagu wado berri oo isniin ah inuu ka furmo magaaladaas.
Daawo muuqaalka
Puntlandes.com