AKHRISO xubnaha Golayaasha Dowladda Soomaaliya ee Kasoo Jeeda SSC oo Taageeray Dagaalka Sool
04 June 2018 (Puntlandes) Xubnaha ku jira golayaasha dawladda Faderaalka ee ka soo heeda gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ay ku taageerayaan go’aankii isimada goboladaas ku taagwereen in dawladda Puntland xorayso oo soo celiso deegaamada ay Somaliland haysato.
HOOS KA AKHRISO
Puntlandes.com