Daawo Col. Afweyne oo si adag uga hadlay Gardarada Somaliland ee dhulka Puntland & doorkii DFS oo aan muuqan
07 June 2018 (Puntlandes) Taliyaha Ciidanka Daraawiishta ee gobolka Cayn Col. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Axmednuur (Afweyne) oo shir saxaafadeed ku qabtay Buuhoodle ayaa sheegay in ciidamada difaaca gobolka Cayn talaabo ciidan ka qaadi doonaan dhaqdhaqaaqyada sharci daradda ah ee Somaliland ka wado gobolka Cayn.
Dhanka kale wuxuu taliyuhu ku dhaliilay madaxda DFS inay gabeen door koodii ayna ka aamuseen colaada iyo xadgudubka uu maamulka Somaliland ka wado dhulka Puntland, is agoo ugu baaqay inay qaataam kaalintooda.
Daawo muuqaalka
Puntlandes.com