Daawo Xildhibaan Dheeg oo sheegay inay Beelaha Daarood qaar leeyihiin
07 June 2018 (Puntlandes) Xildhibaan Dheeg oo ka tirsan golaha Guurtida maamulka Somaliland ayaa sheegay inay Beelaha Daarood qaar ay leeyihiin iyagu, isagoo aan faahfaahin ka bixin.
Xildhibaan Dheeg ayaa sheegay inay Daaroodka Somailand ka jecel yihiin Farmaajo & Cabdiweli, isagoo ku caddeeyey in “MAGAALADII AY KA QABSADAAN” ay markaasba ka bilaabaan Saldhigii iyo caafimaadkii.
Dheeg ayaa sheegay inuu baaq u dirayo Dir iyo Hawiye isagoo ugu baaqay inaysan daawan oo ka hadlaan.
Dhanka kale wuxuu amaanay Madxaweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo aan u dhaqmin waa sida uu sheegay sida Farmaajo iyo Cabdiweli.
Xildhibaanka ayaa ku celceliyey in DAAROODKOODU la mid yahay DAAROODKA Itoobiya iyi kan Kenya….
Daawo muuqaalka
Puntlandes.com