Gudoomiye kuxigeenkii Degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho Qarax lagu dilay
07 June 2018 (Puntlandes) Waxaa maanta lagu dilay dil qorshaysan magaalad Muqdisho gaar ahaan degmada Yaaqshiid xaadada SOS AUN Cali Cabdi Geedi Farayare oo ahaa Gudoomiye kixigeenka degmada Yaaqshiid.
Qarax ayaa lagu weerar markii hore kadibna waxaa lagu furay Rasaas, iyadoo u marxuumku ku dhintay halkaas.
Puntlandes.com