11 June 2018 (Puntlandes) Wararka Caawa naga soo gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegay in lagu qof lagu dilay magaaladaas.
Lama Garanayo cida dishay iyo sababta loo Dilay, faahfaahin kala soco wararkaga dambe.
Puntlandes.com
About The Author