Dhagayso: Dood adag oo ku saabsan Cawaaqib xumida & mugdiga uu xambaarsan yahay heshiiska ay Muqdisho ku galeen Dowladaha Somaliya & Itoobiya, qodobo kale
19 June 2018 (Puntlandes) Doodan oo aqoonyahanada kala duwan ee Eng Cabdulqaadir, Mushatashaar Ibrahim iyo Aqoonyahan Wardheere ay siiyeen Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan waxa ay si daah furan uga doodeen Fargelinta Dowladaha Shisheeye ku hayaan dalka somaliya iyo wax ka qabashado la’aanta dowlada federalka .iyo Cawaaqib xumida iyo mugdiga uu xambaarsan yahay heshiiska ay Muqdisho ku galeen Dowladaha Somaliya iyo Itoobiya.
Dhagayso: Dood adag oo ku saabsan Cawaaqib xumida & mugdiga uu xambaarsan yahay heshiiska ay Muqdisho ku galeen Dowladaha Somaliya & Itoobiya, qodobo kale
Puntlandes.com