Daawo Afhayeenka SSC oo ka digay Khiyaanada Kooxo Muqdisho ka yimid oo Buuhoodle ku sugan
22 June 2018 (Puntlandes) Afayeenka SSC Faysal Cali Mas ayaa ugu baaqay bulshada gobolka Cayn gaar ahaan xurunta gobolka ee buuhoodle inay ka digtoonaadaan kooxo horey oga tirsanaa khiyaano khaatumo, kuwaas oo hada isku dayay inay furin cusub ka sameeyaan qeybo kamid ah degaanada SSC iyagoo xagal daacinaya xoraynta dhulka uu haysto maamulka Jeegaantu
Daawo Afhayeenka SSC oo ka digay Khiyaanada Kooxo Muqdisho ka yimid oo Buuhoodle ku sugan
Puntlandes.com