Akhriso Wasaaradda C/maadka Puntland oo magacawday Agaasimaha Cisbitaalka Qaaxada ee Galkacyo

04 July 2018 (Puntlandes)  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda C/maadka dawladda Puntland Dr C/risaaq Xirsi Xasan ayaa u magacaabay Agaasimaha Cisbitaalka Qaaxada ee Gaalkacyo Dr Nuur Axmed Warsame.

42

Sidoo kale waxaa Dr Axmed Xasan Cismaan uu u magacaabay Dhakhtarka Takhakhuska Qaaxada ee Cisbitaalka Qaaxada ee Gaalkacyo.

Dhanka kale waxaa Hay’adda MSF lagu wargeliyey inay la shaqayso Agaasimaha iyo Dhaqtarka la soo magacaabay.

Akhriso Wasaaradda C/maadka Puntland oo magacawday Agaasimaha Cisbitaalka Qaaxada ee Galkacyo

43

Puntlandes.com

About The Author