Madaxweynaha Jubbaland oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

05 July 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, iyadoo ay ku jiraan xubno cusub oo golihiisa ka mid noqonaya.

42c6

Waxay saamaysay isku shaandheyntu Illaa 11 Wasiir, waxaa qaar ka mid ah loo kala bedelay wasaaradaha, halka kuwo kalena ay waayeen xilkoodii.

Wasiir Aadan Ibraahim Aw Xirsi oo ka mid ahaa xubnaha aadka ugu dhow Axmed Madoobe ayaa loo magacaabay Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga, waxaa uu horay u ahaa Wasiirka Dastuurka.

Akhiroso

42c2

Puntlandes.com

About The Author