Daawo muuqaalo Garowe oo lagu soo dhaweeyey Ciidamao & Saraakiil kasoo goosatay Somaliland
19 July 2018 (Puntlandes) Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe kusoo dhowayey Labo sarkaal oo horay uga tirsanaa Ciidanka Asluumta maamulkaa Jeegaanta ee Hargeysa ee ku suganaa Gobolka Sool, kuwaa oo isaga soo tegey ka hoos shaqaynta maamulkaas,
Saraakiishan ayaa sheegay iney aqbali waayeen dhiibaatada Maamulakasi ku hayo rayidka Gobolka Sool sidaas darteedna ay go’aan sadeen iney qayb-ka noqdaan howlgalka xoraynta Gobolka Sool.
Halkan ka daawo Saraakiisha kasoo goosatay Somaliland
Dhanka kale Masuuliyiin katirsan Dowladda Puntland ayaa soo dhowayey Askar kasoo goostay Ciidamada Maamulka gooni u goosatada Somaliland,
Halkan ka daawo Askarta kasoo goosatay Somaliland
Puntlandes.com