Daawo Muuse Biixi oo ka hadlay Shirkii Brussels ee Somalia & kullankii MD Farmaajo & Faysal

21 July 2018 (Puntlandes) Madaxwaynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa ka hadlay Shirkii Brussels ee Soomaaliya, isagoo sheegay inuusan Shirkasi maamulkiisu ka qayb gelin.

36c3

Dhinka kale Muuse ayaa ku tilmaamay la yaabay in shirkaasi uu ka qayb galay Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga UCID iyo Kulankii uu la yeeshay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo.

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author