Madaxweyne Farmaajo oo berri booqasho taariikhi ah ku tagi doona dalka Eritrea

27 July 2018 (Puntlandes) Wasiirka Warfaafinta dawladda Fadaraalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku dhawaaqay in berri oo Sabti ah 28ka July 2018 uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo booqasho rasmi ah ku tegi doono Dalka Eritrea.

44e8a2

Booqashadani waa booqashadii ugu horreysay oo uu madaxweyne Soomaaliyeed ku tago Dalkaas.

Puntlandes.com

About The Author