Daawo Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo si kulul ugu hadlay diidistii RW kahyre ee dhagaxdhiga dekedda Garacad

03 Aug 2018 (Puntlandes) Siyaasi Cali Xaaji Warsame ayaa si kulul ugu hadlay diidmadii uu Ra’iisul Wasaaraha DFS Xasan Cali Khayre uu ku diiday inuu ka qayb galo munaasabaddii lagu dhagax dhigay Dekedda Garacad iyo Wadada Wadaagsin, kuwaas oo ay dhagax dhigeen madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed cali Gaas iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdille 31dii July 2018.

40

Dekedda Garacad ayaa shacabka Puntland waxay ku dhisayaan isku tashi jeebkooda ah, Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Islaan Bashiir ayaa ku casuumay RW Khayre, waan uu diiday sabab uusan shaacin.

Daawo Siyaasi Cali Xaaji

Puntlandes.com

About The Author