Daawo Garaad Saleebaan oo ka hadlay Dagaalka Tukaraq & Muse Bixi oo ka quustay inuu Tukaraq iska haysto
05 Aug 2018 (Puntlandes) Garaad Saleebaan ayaa ka tacsiyeey geerida Qaraxii Buhodle ee lagu dilay Cabdifatax Maxamed Cali iyo Ahmed Maxamuud Doolaal, isgaoo sheegay inuu aad iyo aad uga naxay.
Dhanka kale Garaadka ayaa ka hadlay Dagaalka Tukaraq iyo dhulka uu haysto maamulka Somaliland ee uu hogaamiyo Muuse Biixi.
Daawo Garaad Saleebaan
Dhanka kale waxaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uuu ekaa inuu quus ka jooga inay arinta Tukaraq u dhacdo sida uu doonayey oo ah inuu dhulkaas iska haysto. wuxuuna maanta caddeeyey inay Tukaraq isku haystaan Puntland halka uu awal sheegan jiray in dagaalku u dhexeeyo dawladda Fadaraalka Soomaaliya.
Daawo Muuse Biixi
Puntlandes.com