Akhriso Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo si adag u cambaareysay falkii Ciidamo hubeysan ku galeen Xarunta Wasaaradda

05 Aug 2018 (Puntlandes) Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saartay dhacdadii shalay Ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka u tababaran gudaha ugu galeen xarunta Wasaaradda ee magaalada Muqdisho iyo eedeynta musuq maasuq ee Hanti dhowrka Guud iyo xeer Ilaaliyaha u jeediyeen Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Mukhtaar Mahad Daa’uud.

45a3a1

War saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu cambaareeyay falkaas, waxaana lagu beeniyay dhammaan eedeymaha loo jeediyay inay yihiin kuwo xaqiiqda ka fog, isla markaana ay tahay mid sumcada looga dilayo mas’uul dowladeed oo gudanaya xilkii loo igmaday.

Akhriso Warsaxaafadeedka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay ku cambaareysay falkii Ciidamo hubeysan ay xoog ugu galeen Xarunta Wasaaradda
45a3a
Puntlandes.com

About The Author