TACSI: Maxamed Warsame Xaashi oo ku geeriyooday magaalada Växjö ee dalka Sweden
INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHEYHI RAAJIXUUN.
Waxaa maanta oo ay taariikhdu ku aadanayd 10/08/2018 lagu aasay magaalada Växjö ee dalka Sweden AUN marxuum Maxamed Warsame Xaashi Maxamuud Gaani.
Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qaybgalay dad masluum ah oo u badnaa Soomaali, kuwaas oo qiyaastii ku dhawaa 300 qof.
Waxaan allah uga baryaynaa inuu marxuumka dambigiisa dhaafo janadii fardowso ahaydna ka waraabsho, Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Waxaa Tacsiyeynaya dadka hoos ku qoran oo u tacsiyeynaya dhamaan Qoyskii, ehelkii iyo Asxaabtii uu ka geeryooday Marxuumku, gaar ahaan Ilma Maxamed Warsame Xaashi iyo Xaaskiisa Sahra Cabdi Xasan:
- Xasan Yuusuf Dhuux
- Faadumo Yuusuf Dhuux (Faadumo Växjö)
- Yuusuf C/maneeno Yuusuf Dhuux
- Faadumo Yuusuf Dhuux
- C/nuur Ilkacase
- C/kariim Cali Abuubakar
- Bashiir Cabdi Cabdi Jamac (Shiish)
- Mahdi Yuusuf Dhuux
- Faadumo Yuusuf Dhuux
- Fanax Cabdi Cilmi
- Abshir cabdi Jaamac
- Khadiijo Maxamed Saalim
- Asad Bashiir Cabdi
- Axmed Ismaaciil Cismaan
- Bashiir Abshir Gaas
- Cabdirisaaq Garwayne
- Cabdisitaar Xasan Jaamac
- Saleebaan Bacalwaan
- Cabdicasiis Axmed Gabalaax
- Mahad Bacalwaan
- C/qafaar Shire Ereg
- C/laahi Cabdi Sandiko
- Istaahil Dhubad
- Cumar Xasan Abshir Dhoore (Cumar-Ninwayn)
- Roodo sandoon
- Asiili Xasan Maax
- Sheekh C/raxmaan C/laahi
- Maxamed Cali-daahir Xirsi-Barre Dige
- Mustafe Gurre
- C/qaadir Maxamed Warsame
- Caasho Cali Yusuf Dhuux
- C/raxmaan Cali Yuusuf Dhuux
- Faadumo Cabdi Tarabi
- Maxamed Warsame (Xabeeb)
- Ifraax Axmed Cabdulaahi Xaashi Maxamuud Gaani
- Maryan Cabdulaahi Axmed (Qodmadow)
- Xamdi Maxamuud Nuur Cali-Barre
- Hani Casayr
- Maxamuud Dheere
- Iyo dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed magaalada Växjo.
MA DHINTE WAA ALLAH, Geeriduna waa xaq, Allah ha u naxariiso Marxuumka, jannatul fardowsana ha ka waraabiyo AMIIN.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN