Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, xeerka macdanta iyo shidaalka, xeerka sugida amniga garoomada Iyo Warbixino kale.
Puntlandes.com
About The Author