Akhriso war murtiyeedka Dawlad goboleedyada oo hakiyay wada shaqeyntii dawladda fadaraalka

Shirkii Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo afartii maalmood ee la soo dhaafay ka socday magaalada Kismaayo ayaa goor dhow la soo gabagabeeyay, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed.

35c2

War-murtiyeed ayey goluhu uga hadleen dhinacyada amniga, siyaasadda, arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka.

Dawlad goboleedyada ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku heyso, isla markaana Dhaqaalaha amniga loogu tala galay u adeegsaneyso burburinta maamulada.

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa sheegay inay hakad geliyeen wada shaqeynta kala dhaheysay dowladda Federaalka inta ay ka hirgelineyso heshiisyadii ay horay u wada gaareen.

47a3

47a4

47a5

47a6

47a7

47a8

47a9

Puntlandes.com

About The Author