Daawo muuqaalo ku saabsan golaha wasiiradda Dawalad Goboleedyada oo taageeray go’aankii shirkii Kismayo ee xiriirka ay ugu jareen DFS
11 Sep 2018 (Puntlandes) Golaha wasiirada Jubaland ayaa ugu horayn isku raacay taageerida shirkii Kismaayo ee golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada Soomaaliya xiriirkana u jaray Dawladda Fadaraalka Soomaaliyakadibna waxaa maanta isku raacay goloyaasha wasiiradda Puntland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Golaha wasiiradda Puntland oo taageeray go’aankii shirkii Kismayo ee xiriirka loogu jaray DFS
GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED OO TAAGEERAY GO’AANKII KISMAYO XIRIIRKANA U JARAY DFS
GALMUDUG OO CADAYSAY IN DFS FARAGELIN KU HAYSO MAAMULKOODA
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Mooshin laga gudbiyay
Gudooyaha Barlamanka Galmudug oo afka furtay kadib markii Mooshin laga gudbiyey
Puntlandes.com