Isimadda beesha Harti ee degta gobolka Doollo & Wasiirka Waxbarasha & wasiir kuxigeenka Aayniska & Teknolojiga Somali State

17 Sep 2018 (Puntlandes)Wafdi ay hogaaminayeen Qayb ka mid ah Isimadda beelaha Harti ee degta gobolka Doollo oo booqasho ku joogay maagalada Jigjiga ee caasimadda DDS ayaa la kullmay Wasiirka Waxbarasha iyo wasiir ku xigeenka Sayniska iyo Teknolojiga Somali State.

21

Kullanka oo dhamaan la isku afgartay qaodobadii looga wada hadlay ayaa waxaa ku weheliyey ganacsade Cabdiwali Cali Taar, waxaana looga hadlay horumarinta deegaanka ay beeshu degto ee gobolka Doolla iyo xaquuqdda beesha Harti ay ku leedahay DDS.

Beesha Harti ee gobolka Doolla ayaaa soo dhawaysay isbedelka ka dhacay DDS ee uu hormuudka ka yahay madaxweynaha Somali State loo doortay Mustafe Cumar.

Beesha ayaa diyaar u sida ay la wadaageen Waxgarad kasoo jeeda la jaanqaadka isbedelka ka hanoqaaday DDS iyo la shaqaynta maamulka cusub ee hogaaminayo Mustafe Cumar.

Puntlandes.com

About The Author