Akhriso Wasiirka Deegaanka Puntland oo sidii la hadal hayey iska casilay xilkii wasiirnimo

23 sep 2018 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka cimilada Puntland Dr. Ali Abdullahi Warsame ayaa maanta oo bisha sep tahay 23ka 2018ka iska casilay xilka Wasiirnimo, isagoo ku dhawaaqi doona inuu yahay musharax u taagan tartanka xilka madaxweynaha Puntland.

17

Dhanka kale waxaa xusid mudan inuu wasiirkii hore durba waraaqdiisa iscasilaadaba ku bilaabay ololihiisa doorashada isagoo eedaymo waawayn u jeediyey madaxweynaha dawladda Puntland.

Wasiirka ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey ee uu ku hawlanaa musharaxnimadiisa waxa abyyray khilaaf u dhexeeya wasaaradda Deegaanka iyo Hay’adda PASWEYN.

Akhriso qoraalka wasiirkii hore

15

16

Puntlandes.com

About The Author